Go to main content

Soomaali (Somali)

Tusmadan (Menuen) waxaad ka heli kartaa qoraallo iyo filimo ku saabsan waaxda caafimaadka ee Gobolka Caasimadda.

Dhammaan bukaanka iyo qaraabadaba (ehelka) deggan gobolka Caasimadda waxay xaq u leeyihiin qof lataliye bukaan ah (Patientvejleder). Lataliyaha bukaanku waxuu talo kaa siin hab-la-dhaqankaaga waaxda caafimaadka ee Daanishka intaad bukaanka tahay. Sii akhri wixii xog ah ee dheeri ah ee ku saabsan lataliyaha bukaanka (english)​

Klik for at scrolle op eller ned p� siden G� til toppen af siden